HUBAALMEDIA.COM
“Maareeye Ahaan Waxaan Ku Shaqeeyaa Siyaasada Madaxtooyada Mana Jiro Khilaaf Noo Dhaxeeyaa”
July 11, 2016 - Written by Mustafe Faro

Maareeyaha Dekedda Berbera Oo Beeniyey Khilaaf La Weriyey in Uu U Dhexeeyo Isaga Iyo Aqalka Madaxtooyada

cali-xoor-xoor1

Berbera (Hubaal)- Maareeyaha Dekeda Berbera Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) ayaa beeniyey warar laga baahiyey oo sheegaya in uu jiro khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxtooyada, kaasi oo la xidhiidha arrinta mashruuca dekedda ee lagu Wareejiyey shirkadda DP world. Cali Xoorxoor oo shalay war saxaafadeed kooban ka soo saaray magaallada Berbera waxaa uu sheegay in aanu haba yaraatee jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya Madaxtooyada iyo Dekedda. Warsaxaafadeedka Maareeyaha oo nuqul kamid ah isoo gaadhay wargeyska HUBAALna waxaa uu u dhignaa sidan: “Waxa Layaab Nagu noqotey Warka Been Abuurka ah ee uu Baahiyey Wargeyska Geeska Afrika (Maanta) shaley. Waxaanu cadeyneynaa in Warkaasi uu yahay Mid Xaqiiqda kafog Oo Aan Jirin. Habayaraatee Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Madaxtooyada JSL kama dhex jiro Wax khilaaf ah. Waxaaney Dekeda Berbera Hoostimaadaa Wasaarada Madaxtooyada Somaliland. Maareeye ahaan Waxaan ka mid ahay Xukuumadda Waxaan ku shaqeeyaa Siyaasada Dawladda Somaliland ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo. Waxaan Kula Talinayaa Wargeyska Geeska Afrika In uu Ka Waan toobo Wararka Been Abuurka ah iyo Kutidhi kuteenka ah ee uu Bulshada Ku Khalkhalgalinayo.”

Allaa Mahad Leh

Maareeyaha Dekeda Berbera,

 Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor)

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews