HUBAALMEDIA.COM
Madaxweynaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayey Ergeyga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Mr. Michael Keating
April 3, 2017 - Written by Mustafe Faro

099A3900

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobay Mr. Michael Keating.

Kulankaasi ka dib waxa saxaafadda warbixin ka siiyey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, iyo Ergeyga qaramada midoobay, iyadoo saxaafaduna su’aalo ka waydiisay ujeedada socdaalkiisa iyo arrimaha Somaliland.

Madaxweynaha waxa kulanka ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), wasiirka Arrimaha Dibeda Dr Sacad Cali Shire, wasiirka Madaxtooyada, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirka qorshaynta qaranka Maxamed Ibraahim Aadan Qabo, wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta, mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Caddaani, wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane Axmed Xaashi Cabdi iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews