HUBAALMEDIA.COM
Madaxweynaha Philippine Oo Dagaalka Uu Kula Jiro Daroogada Barbar Dhigay Kii Hitler Ku Xasuuqay Yuhuuda
September 30, 2016 - Written by Mustafe Faro

_91454768_1e76da83-92a0-4f99-8113-a73317b647c9

Madaxwaynaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte ayaa ol’olihiisa ka dhanka ah daroogada barbar dhigay dagaalkii Holocaust ee Yuhuudda lagu laayay, isaga oo sheegay in uu dadka daroogada qabatimay ka dili karo intii uu Hitler ka dilay Yuhuudda. Duterte ayaa sheegay in Hitler uu dilay saddex milyan oo Yuhuud ah, haddii saddex milyan oo daroogo la qabatintay ay ka jiraan dalkiisana uu aad ugu farxi lahaa in uu wada laayo. Ugu yaraan saddex milyan oo Yuhuud ah iyo dad kale oo ah kuwa laga tirada badan yahay ayaa la ogyahay in Nazis-kii ay dileen, Duterte ayaa laayay dadka darooga isticmaala iyo kuwa ka ganacsada tan iyo markii uu xilka la wareegay bishii lixaad ee sanadkan. Dadka la dilo waxay u badan yihiin kuwo dambiyo yaryar galay ama darooga ka ganacsada, Tirada rasmiga ah waxay sheegaysaa in booliiska iyo ciidammo iskood isu abaabulay ay dileen in kabadan 3,000 oo ruux. Kuwa la dilo intooda badana bannaanada ayaa lagaga tagaa iyaga oo lagu ag dhajio shay lagu soo qoran dhamaan dambiyadii ay galeen. Madaxwaynaha ayaa si cad hore ugu sheegay in uu dili doono 100,000 oo ruux si loo dhimo dambiyada ka dhaca Philippine. Hadalkiisaas waxaa aad u dhaliilay oo “wax xun oo lala yaabo ku tilmaamay” kooxaha Yuhuudda sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews