Madaxweyne Biixi Oo Gurigiisa Ku Booqday Cumar Carte Qaalib

0
1

Madaxweynaha Jmahuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta booqasho ugu tagay odayga ruug cadaaga ah ee Cumar Carte Qaalib hoyga uu ka dagan yahay magaaladda Hargaysa.

Siyaasigan oo wakhti dheer ku soo jiray saaxadda siyaasada, door weyna ku lahaa dib u dhiskii dalka Somaliland, ayaa sidoo kale qayb ka ahaa hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee ururada siyaasada Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii ururadii wakhtigaasi la aas-aasay ee u tartamay xisbiyada qaranka Somaliland.

SHARE
Article horeMadaxweyne Biixi Oo Wareegto Ku Asteeyey Maalinta Geesiyaasha Somaliland
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here