Madaxweyne Biixi Oo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka Ku Eedeeyey Carqaladaynta Doorashada

0
1

Waxa Uu Uga Digay Durbaannada Shirar-beeleeddada Ee Ay Garaacayaan

Hargeysa-(Hubaal)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  bulshada si waafi ah ula wadaagay xaaladda guud ee dalka, horumarka la gaadhay, isaga oo sidoo kalena deedafeeyey eedaymo aan sal lahayn oo hoggaanka axsaabta mucaaridku ku wiiqayaan midminada iyo wada-jirka shacabka, isla-markaana ku dabrayaan geeddi-socodka Dimuqraaddiyadeed ee dalka.

DAAWO:

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta qasriga madaxtoyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu hadalkiisa diiradda ku saaray arrimo ay kamid yihiin doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee qorshaysan sanadka soo socda ee 2019-ka, deeqaha waxbarasho ee dawladda Itoobiya siisay ardayda reer Somaliland oo ay hoggaamiyayaasha xisbiyada mucaaridku siyaasadeeyeen iyo shir-beeleedyo qarannimada ka dhan ah oo guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID ay ku dhawaaqeen qabashadooda.

SHARE
Article horeDantaada ka hadal
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here