Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Hargeysa Ku Sugan(DAAWO)

0
17

Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Casuumad Sharafeed dhinaca dhaqanka ah ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland C.raxmaan Maxamed Faroole oo Mudooyinkii u danbeeyay Hawlo dhaqan u joogay Caasimada Hargaysa, Waxaana ka Qayb galay Casuumadaasi Madaxda Sare ee Xisbiga Kulmiye iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada.

casuumad

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here