Madaxweyne Muuse Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Iyo Wixii Uu Kala Kulmay

0
1

Hargeysa (Hubaal) “Madaxweyne, waxa aad ogtahay inaanu hirgelinay shaqada gelinka dambe, waxaana aanu noqonnay wasaaradda qudha ee gelinka dambe shaqaysa, maadaama oo ay shaqaalihii nagu bateenna dad waddaniyiin ah baa fikirkaas nagu soo kordhiyey in shaqaalaha aanu laba qaybood u qaybinno, waxaana noo soo baxday in dakhligii aanu gelinka dambe qabanaynaynay uu maalmaha qaarkood ka bato kii gelinka hore,” Wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi

DAAWO: 

“Maaliyadda waxa laga doonayaa oo umaddu idinka doonaysaa inaad hal koox (One team) noqotaan oo ay fikrad ballaadhan abuurto oo isu tagto, waanan idiinkaga mahadnaqayaa horumarka aad samayseen, innagana laba hal baa la inaga rabaa inaynu saxno, inaynu kii lacagta hayey ku dhiirrano wixii sharcigu ku waajibiyey iyo inaynu waxa aynu kaas lacagta haya kasoo qaadnay aynu caddayno inaynu gaadhsiinnay kii faqiirka ahaa oo aan la ina odhan dhexdaad ku lunsanaysaa,” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here