Madaxweyne Siilaanyo Iyo Qoyskiisa Uu Safar Kadis Ah Ugu Baxay Berbera.

0
25

Hargeysa(Hubaal) Madaxweynaha Somailand Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Safar ku tagay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

 siilaanyo

Safarkan Madaxwaynaha ayaa waxa ku wehelinayey Qoyskiisa iyo Xubno kale oo Xukuumada ka tirsan, Markii uu madaxweynu ka sii socday Magaalada Hargeysa ayaa si quruxbadan loogu galbiyey Baabuurta Gaashaaman, lama oga sababta rasmiga ah ee Safarka Madaxweynaha balse maadaama oo ay tahay maalin Jimce ah oo Fasax laga yahay hawlaha qaran darteed ayaa loo aanaynayaa inuu fasax gaaban ku booqday Berbera.

waaheenmedia

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here