Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale + SAWIRRO

0
18

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo u geeriyooday xanuun uu maalmihii u danbeeyey u jiifay

aas qaran

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here