Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Baanka Horumarinta Ee KFW + Sawirro

0
15

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasi oo Somaliland ka caawin doona saddex qaybood oo noqon doona Biyaha Hargeysa, Nadaafada Hargeysa iyo biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Biyaha iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.kulan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here