HUBAALMEDIA.COM
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Caasimada Ku Dhaqan La Tukaday Salaaddii Roob-doonta Oo Maanta Dalka Laga Oogay
April 15, 2017 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa(Hubaal)Madaxweynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa qaar ka mida dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa  maanta salaadii roob-doonta kula tukaday Hargeysa Stadium.

Iyadoo maanta oo sabti ah guud ahaan dalka laga tukaday salaad roobdoon ah oo uu hore u iclaamiyey wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, iyadoo madaxweynuhu uu subaxnimadii maanta garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium kula tukaday kumanaan ka mida dadweynaha ku dhaqan degmada Axmed dhagax, halka degmooyinka kalena ay ku tukanayeen garoomada u dhaw, sidoo kale waxa gobolada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka looga dareeray salaada roob-doonta ah.

Markii salaada la tukaday Madaxweynuhu waxa uu halkaasi ka jeediyey weedho duco ah waxaanu yidhi “Ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu roobdoontaa inoo aqbalo, ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu madar khayr qaba cirka inaga siiyo, ilaahay waxaynu ka baryeynaa inuu abaarta inaga jebiyo, ilaahay sidaasaynu ka baryeynaa, ilaahayna ha inoo aqbalo, ilaahaw noo aqbal, ilaahaw noo aqbal”

DSC_0088 DSC_0133 DSC_0169

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews