Madaxweyne Siilaanyo Oo Sidii Osama Bin Laden Soo Diray Cajalad Codkiisu Ku Duuban Yahay

0
17

Waa madaxweyne qaran oo aan firxad ahayn,haddana sifaha uu u dhaqmayo ayaa ah mid hogaamiye jabhad ah oo kale.

faro

Waa yaab! Osama bin Laden baa isagu cajalad codkiisu ku duuban yahay u soo dhiibi jiray warbaahinta oo wax ku kalifay baa jiray oo lagaranayo.

Haddaba bal madaxweynahan sifada sharciga ah dalka ku haysta maxaa ku kalifay uu u dhaqmo sidaa?

Malaha wuu isku dhexyaacayoo wuxuu u haytaa jabhadeyntii inuu wali ku jiro ileyn bishiuna waatan maanta ah 31-kii May

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here