HUBAALMEDIA.COM
Magacyada Dadka Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa Iyo Taliska Booliska Oo Ka Warbixiyey
July 7, 2017 - Written by Mustafe Faro

Labada Gaadhi ee isku dhacay, ayaa kala ahaa Booyad dhinaca Aw-Barkhadle ka timi oo Hargeysa ku soo socotay iyo Gaadhi Waaraad oo dhinaca Hargeysa ka baxay

SHIL-GAADHI-OO-KA-DHACAY-DULEEDKA-BARI-EE-MAGAALADA-HARGEYSA-IYO-MAGACYADA-DADKA-KU-DHINTAY-06-JULY-2017

Hargeysa(Hubaal):- Rabbi ha u naxariisto ee Saddex Nin ayaa ku geeriyooday Shil Gaadhi oo Khamiistii shalay ka dhacay duleedka Bari ee Hargeysa, gaar ahaan deegaanka Halleeya oo ay Marto Waddada isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Labada Gaadhi ee isku dhacay, ayaa kala ahaa Gaadhi Booyad ah oo dhinaca Aw-Barkhadle ka yimi oo Hargeysa ku soo socday iyo Gaadhi kuwa Xamuulka ah, gaar ahaan kuwa Waaraadka loo yaqaanno oo dhinaca Hargeysa ka baxay una sii jeeday geesta Berbera, waxaanu shilkaasi dhacay markii Gaadhiga Waaraadka ahi ku dhacay Gaadhiga Booyadda ah oo uu qaarka hore Jaray. Allaah ha u naxariistee, Magacyada Saddexda Marxuum ee Shilkaas Baabuur ku dhintay, ayaa lagu kala sheegay; Maxamed-Sidiiq Cabdillaahi Diiriye, Cabdikariim Guray Aw Muuse iyo Cabdiraxmaan Xariir Nuur. Masuuliyiinta Booliska iyo Taraafikadu waxay sheegeen inay baadhayaan sidii Shilkaasi u dhacay. Waxa markii Shilkaasi dhacay ka dib, goobta uu Shilku ka dhacay gaadhay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), Afhayeenka Booliska ahna Taliyaha Ciidanka nabadgelyada waddooyinka (Taraafikada) Faysal Xiis iyo Saraakiil kale oo Taraafikada iyo Booliska ka tirsan, iyaga oo halkaas Warbaahinta kula hadlay.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews