Magacyada Masuuliyiin Musuqmaasuq Baahsan ka Gaystay Miisaaniyad Sanadeedkii 2016-2017 Ee Xukuumaddii Axmed Siilaanyo

0
1

Hargeysa (Hubaal) Guddida ilaallinta iyo dabagalka hantida qaranka ee gollaha wakiillada Somaliland oo baadhis iyo dabagal ay ku sameeyeen miisaaniyad sanadeedii 2016-2017 ee xukuumaddii hore ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kadib bannaanka usoo saaray musuq-maasuq balaadhan oo ka dhacay miisaaniyadaasi.

DAAWO: 

SHARE
Article horeBulsho Wada Siyaasi Ah. W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid {Dalmar}
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here