HUBAALMEDIA.COM
Mareykanka Oo Ciidammo U Diray Soomaaliya Markii Ugu Horreysay Tan Iyo 1994
April 14, 2017 - Written by Mustafe Faro

_95644384_somalia

Hargeysa (Hubaal) Dowladda Maraykanka ayaa ciidan u dirtay Soomaaliya si ay gacan uga gaystaan tababaridda ciidamada dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Waa markii ugu horraysay oo uu Maraykanka ciidamo caadi ah u diro Soomaaliya tan iyo 1994-kii, inkastoo ciidamo kooban oo ah kuwa la dagaalanka argigixisada ay dalka ku sugnaayeen. Warka ku saabsan in ciidanka Maraykanka loo diray Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhammaadkii bishii hore uu madaxweyne Donald Trump uu wax ka badalay qaabka hawlgalka ciidamada ka hortaga argigixisada.

Trump ayaa waxa uu saxiixay amar cusub oo ciidanka Maraykanka u oggolaanayo in ay si toos ah uga qeyb qaadan karaan dagaalka lagula jiro waxa loogu yeeray argigixisada.

Sida laga soo xigtay saraakiil Maraykan ah, ciidammada Maraykanka oo lagu sheegay in ay gaarayeen daraasiin ayaa gaaray Muqdisho 2-dii bishan April, waxaana ciidamadaasi codsaday baa la yiri dowladda Soomaaliya.

Waxa la filayaa in ciidamada Maraykanka ay tababaro siiyaan ciidamada wadamada Afrika ka socda ee ka hawlgalaya Soomaaliya. Dhowr dal oo kale sida UK iyo Turkiga ayaa tababar siinaya ciidammada Soomaaliya.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews