HUBAALMEDIA.COM
Markab Hindiya Laga Leeyahay Oo Xeebaha Soomaaliya Lagu Qafaashay
April 3, 2017 - Written by Mustafe Faro

budhcad badeed

Koox budhcad badeed Soomaali ah ayaa maalintii Sabtida ee ina dhaaftay ka afduubtay doon ganacsi oo ku socotay dekada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, xeebaha magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Ganacsatada reer Kismaayo ee ay u rarnayd doontan ayaa ka dalbaday kooxda burcad badeedka ah inay si shuraad la’aana ku sii daayaan shaqaalaha iyo doontaba. Waa afduubkii labaad ee sanadkan gudihiisa ay sameeyaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida, xili ay hoos u dhaceen hawgaladooda wax afduubashada saddexdii sano ee la soo dhaafay. Ma cadda meesha uu markabku ka yimid, meesha uu u socday iyo meesha hadda lala tegay toona.

Warbaahinta Hindiya waxay sheegtay in markabkaas ay saarnaayeen 11 ruux lana qafaashay Sabtidii.

Bishii hore ayay budhcad badeedu ku guulaysteen afduubkii u horeeyay ee ay u gaysteen markab ganacsi oo wayn tan iyo sanadkii 2012kii.

Xigasho: bbc

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews