HUBAALMEDIA.COM
“Markii Aanu Reik Machar Madaxtooyada Ku Kulmaynay Wuxuu Heystay Baaskoollad”
July 23, 2016 - Written by Mustafe Faro

Madaxweyne Salva Kiir Oo Sheegay In Ku Xigeenkiisu Hubaysnaa MArkii Uu Madaxtooyada JUBBA Ku Qaabilay”

49AADDFE-3832-4AFD-967D-E7B9EE6FA645_cx0_cy4_cw0_mw1024_s_n_r1

Hargeysa (Hubaal) – Madaxweynaha Koofurta Sudan Salva Kiir ayaa sheegay in kuxigeenkiisa Reik Machar uu hubeysnaa, markii ay kulmayeen, xilli ay ku sugnaayeen Madaxtooyada, iyadoo waqtigaas uu dagaal culus uu bilowday. Salva Kiir oo wareysi qaas ah siiyay Telefishinka CCTV ayaa sheegay in aanu dib dambe u arkin Mr Reik Machar maalintii isugu dambeysay, oo uu dagaalka ka bilaabanayay agagaarka Madaxtooyada Juba oo labada Hoggaamiye ku sugnaayeen. “Waxaa kulan laheyn Mr Machar iyo James Wani Igga, markii uu dagaalka bilaabanayay, waxaa isku dayay inaan difaac u noqdo, si aan naftiisa u ilaaliyo, waxaa siiyay gaarigeyga, ciidankeygana waxaa ku amray in amnigiisa sugaan illaa uu ka tagayo meel ammaan ah, waxaa ku dhahay isoo wac marka aad nabad tagto”ayuu yiri Salva Kiir. Madaxweynaha Koofurta Sudan ayaa intaa ku daray in markii ay kulansanaayeen isaga iyo Reik Machar uu arkay isagoo heystay Bastoolad, waxaana uu xusay in hubka uu mamnuuc ka yahay in kulamada lala soo galo. “Wuxuu heystay Bastoolad, ma aqaan inuu rabay inuu i dilo, xataa hadii uu i dilo qolkan nabad ugama bixi laheyn, markii xabada socday aniga soo waday oo halkan keenay qolka, ma garanayo in xiisad ku jirtay”ayuu yiri Mr Salva Kiir oo intaa ku daray in naftiisa aanu u cabsaneyn, balse nolosha Reik Machar uu u cabsanayay, Horaantii bishan ayaa waxaa dagaalo culus ay ka dhaceen Caasimada Juba, kaasoo u dhaxeeyay Madaxweynaha Koofurta Sudan iyo Hoggaamiyihii hore ee mucaaradka, waxaana dagaalkaas uu shaki geliyay heshiiskii nabada ee labada hogaamiye kala saxiixdeen sanadkii hore, kadib 20-bilood oo dagaalo sokeeye ka socdeen dalka ugu yar Caalamka.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews