Marwada Madaxweynaha Oo Deeq Isugu Jirta Dhar Iyo Agab Kale Guddoonsiisay Haweenka Degmada Ceel-Afweyn(SAWIRRO)

0
19

Marwada koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamin Sheekh Maxamed Jirde (Amin-weris) oo ay wehelinayso Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa deeq isugu jirta Dharka Haweenka oo uu ku xardhan yahay Calanka Somaliland,  Koofiyado iyo agab kale ku wareejisay Haweenka degmada Ceel afweyn.

waxanay marwadu haweenka la qaadatay kulan balaadhan oo ujeedadiisu ahayd  dheerigelinta iyo sidii ay dhankooda uga muuqan lahaayeen taageerada wadada ceerigaabo oo waxqabad balaadhan laga geystay, iyo  dardar gelinta hawlaha degmada, madaama ay yihiin haween firfircoon oo degmada ceel afweyn ka geysta dedaalo badan._DSC0040 _DSC0047 _DSC0059 _DSC0066_DSC0097

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here