HUBAALMEDIA.COM
Mashaqo Ka Dhacday France: In Ka Badan 77 Ruux Oo Ku Dhintay Goob Damaashaad Ka Socday Oo Ku taalla Magaaladda Nice + SAWIRRO
July 15, 2016 - Written by Mustafe Faro

Qof Waday Gaadhi Kuwa Xamuulka Ah Oo Dardarsiiyay Dadka Isugu Soo Baxay Goob Munaasibadi Ka Socotay Magaaladda Nice

Paris (Hubaal/ W.Wararka) Ugu yaraan 80 ruux, ayaa ku naf waayay, tiro ka badan 100 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii Qof waday gaadhi nooca xamuulka qaada, uu dar darsiiyay dad isugu soo baxay meel munaasabad ka socotey magaalada Nice ee dalka Faransiiska gelinkii dambe ee Khamiistii shalay.Social_bastille_day2_cf_160714_4x3_992

Dadka ayaa u dabaal degayay maalinta Bastille Day, oo ah fasax guud oo dalka Faransiiska laga sameeyo July 14-keeda. Wasaaradda arrimaha gudaha Faransiiska, ayaa sheegtay in wadihii gaadhiga ay booliisku toogteen oo ay dileen.RT_nice_france_hands_up_cf_160714_4x3_992

Muuqaalo video ah oo warbaahintu baahisay ayaa la arkaayay meydadka dad fara badan oo waddooyinka daadsan.

Mas’uuliyiinta, ayaanan ku deg degin in ay tallaabadaasi ku tilmaamaan fal argagixisnimo, balse dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in darawalku uu si ula kac ah dadka u jiidhsiinayay gaadhiga.

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa ku tilmaamay falkan camalada kooxaha xag-jirka ahi ku caanka yihiin markasta, waxaana uu sheegay in xaaladii degdega ahayd ee dalkiisa kaga ekayd bishan, lasii kordhin doono ilaa saddex bilood oo dambe, sidoo kale tirada ciidamadana lagu kordhin doono 10 Kun oo dheeraad ah. waxa uu Mr. Hoolande sheegay in dalkiisu uu adayg kusii noqon doono doorkiisa dalalka Suuriya iyo Iraq.

madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa cambaareeyay falkaasi, oo uu sheegay inuu u eeg yahay argagixo.

D20341BA-706F-409C-A179-28A06EDC9E3D_w987_r1_s GTY_nice_france_helping_cf_160714_4x3_992 EPA_nice_france_injured2_cf_160714__4x3_992

RT_nice_france_bodies_cf_160714_4x3_992

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews