HUBAALMEDIA.COM
Mas’uuliyiin KULMIYE & Xukuumadda Ka Kooban Oo Safar Kormeer & Wacyigelin Ah Ku Tegey Deegaannada Sallaxlay
July 15, 2017 - Written by Mustafe Faro

kk

Sallaxlay (Hubaal) –  Wefti ka kooban masuuliyiin ka kala tirsan xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda, ayaa kormeeray qaadashada kaadhka codbixinta ee deegaannada hoos yimaada degmada Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex. Weftigan oo uu horkacayey Wasiirka Xannaanada Xoolaha Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel), Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Md. Kaysar Cabdillaahi Maxamed, Wasiir-ku-xigeenka Kalluumaysiga Md. Cabdi Wadaad, Agaasimaha guud ee Wasaaradaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Md. Maxamed Xuseen Dhabbeeye, Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga Md. Fu’aad Cabdisalaan, Agaasimaha Wasaaradda Duulista Hawada Md. Cumar Cabdillaahi Aadan, Maamulaha Madaarka Hargeysa Md. Maxamed Yuusuf iyo masuuliyiin kale, ayaa kormeer ku soo maray deegaannada kala ah; Qoolcaday, Sallaxlay, Higlada, Qool-buullale, Labi-sagaala, Balli-mataan iyo deegaanno kale oo ay u kuurgaleen qaabka ay qaadashada kaadhadhka codbixintu uga socoto, waxaanay meel walba dadweynaha kaga dhiirrigelinayeen inay si buuxda u qaataan kaadhadhkooda codbixinta doorashooyinka. Masuuliyiinta ayaa soo dhawayn iyo taageero ballaadhan kala kulmay dadweynaha ku dhaqan deegaannadaasi oo muujiyey sida ay u taabacsan yihiin xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews