HUBAALMEDIA.COM
Maxaa Ka Jira In Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Caafimaadku La Baxsaday Gaadhigii Dowladda?
July 2, 2017 - Written by Mustafe Faro

gadhi wasiirku

Hargeysa: (Hubaal)  Wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaaradda caafimaadka  ayaa la sheegay inuu la baxsaday gaadhigii dowlada ee uu watay ka hor intii aanu xilka ka qaadin Madax-weynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) wakhtiga xil-wareejintaas oo ahayd 18/June/2017, ayaan habayaraatee aan ku wareejinin wax macluumaad ah iyo gaadhigii dowlada ee uu watay wasiir ku xigeenka cusub ee xilka kala wareegayey.

Gaadhigan uu la baxsaday ayaa ahaa gaadhi noociisu uu yahay TOYOTA Brado oo Taarikaddiisuna tahay 1906 GT, oo aan lahayn meel uu geeyey illaa iyo hadda, halkii ay ahayd inuu ku wareejiyo masuulka cusub ee xilka kala wareegayey.

dhanka kale, waxa kale oo la sheegay inuu ku gacan saydhay qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaarada caafimaadka oo ka dalbaday inuu ku soo wareejiyo gaadhigaasi.

Haddaba arrinta ayaa fadeexad ku ah masuulkan xilka umadda u hayey ee ku kacay fal xatooyo qaran oo noocan oo kale ah, kaasoo la baxsaday gaadhigii wasaaradda caafimaadka ee qaranka loogu adeegayey.

Waxa kale oo arrintani nusqaan ku tahay Wasaaradda hawlaha guud, Guryeynta iyo Gaadiidka oo ka war heshay inuu masuulkaasi la baxsaday gaadhigaas dawladdu leedahay oo aan wax talaabo ah ka qaadin, taasoo u xil ka saaran yahay dabagalka iyo illaalinta gaadiidka dowladu leedahay, loona baahnaa inay arrimahan oo kale ay deg-deg wax uga qabato.

Hargeysa:  Somaliland Report News

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews