HUBAALMEDIA.COM
Maxaa Sababay Dib U Dhaca Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI ???.
August 25, 2016 - Written by admin

Hargeysa – (Hubaal)- xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa war-saxaafadeed ku sheegay in dib u dhac ku yimi shirkii golaha dhexe ee hore loo mudeeyey.

Xoghaya guud ee xisbiga WADDANI ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay in uu dib u dhacay shirkii golaha dhexe ee hore loogu mudeeyey in uu qabsoomo bisha tobnaad kowdeeda ilaa labadeeda ee sanadkan aynu ku jirno, xoghaye maxamed cabdillaahi uurcade wax sabab ah oo dib u dhaca keenay oo lagu qanci karo kumuu sheegin war-saxaafadeedka uu soo saaray, laakiinse waxaa shirka golaha dhexe dib loo dhigay muddo gaadhaysa toban cisho oo ka bilaabmata 1-da bisha tobnaad ilaa 10-keeda.

War-saxaafadeedka uu xisbiga WADDANI soo saaray ayaa u dhignaa sidan:Dib-u-dhigista Shirka Golaha dhexe scan

Iyada oo Guddiga Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI hore u iclaamiyey in shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI qabsoomayo 1-2 October, 2016.

Waxaa lagu war-gelinayaa dhammaan Laamaha dibedda, gobollada iyo degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhammaan xubnaha Golaha Ghexe ee Xisbiga WADDANI in arrimo farsamo awgeed dib loogu dhigay qabshada shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI 10-11, October  2016

 

ALLAA MAHAD LEH

_________________________________

Md. Maxamed Cabdillaahi Uurcade

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews