HUBAALMEDIA.COM
Maxkamad Ku Taalla Talyaaniga Oo Dembi Ku Weyday Wiil Soomaali Ah Oo 19-Sano Xidhnaa
October 19, 2016 - Written by Mustafe Faro

xukunka-talyaanigu-riday

Rome:(Hubaal)-Waxaa maalintii shalay la sii daayey Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xaashi Cumar Xasan muddo 19 sano ahna ku xidhnaa Talyaaniga loona haystay Gabadh Wariye ah oo Muqdisho lagu dilay.

Maxkamad ku taalla magaalada Perugia ayaa ku dhawaaqday in Xaashi lagu waayay dambigii lagu soo oogay isla markaana mudadaas dheer uu xaq daro ugu xirnaa Talyaaniga.

Xaashi Cumar Xasan ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu xoriyadiisa dib u helo, isaga oo u mahad celiyey qareenadii iyo dadkii kale ee ka qeyb qaatay sidii uu xukun cadaalad ah u heli lahaa.

Xaashi ayaa intaa ku daray inuu dowladda Talyaaniga ka dalbanayo Magdhaw maadaama uu mudo dhan 19 sano u xirnaa cadaalad daro.

Sidoo kale Xaashi Cumar Xasan ayaa u Mahad celiyay Ummadda Soomaaliyeed ee u dooday intii uu xidhnaa, wuxuuna xusay inuu filayey maalmahaha ka mid ah iney cadaaladu shaqeyn doonto.

Xaashi ayaa waxaa loo heystay dilkii loogu muqdisho 20 kii March 1994-tii Ilaria Alpi iyo Miran Hrovatin oo ah suxufiyiin Talyaani ah.

Xaashi Cumar ayaa ku eedeysnaa inuu ka mid ahaa kooxdii mas’uulka ka aheyd mu’aamaradii lagu dilay 2-da suxufi ee Talyaaniga ah, waxaana sidaas markii Xaashi la xukumayey Maxkamadda horteeda ka caddeeyey Axmed Cali Raage (Jeelle) oo markhaati fur been abuur ah sameeyey.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews