HUBAALMEDIA.COM
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Madax Ka Tirsan Xisbiga WADDANI
May 21, 2017 - Written by Mustafe Faro

maxkamada gobolka hargeysaHargeysa (Hubaal) Xoghayihii waaxda dhallinyarada iyo Sportiga ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ee somaliland, Yoonis Axmed Yoonis, ayaa maanta maxkada gobolka ee Hargeysa ku xukuntay hal sano oo xadhig ah.

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Hargeysa, Mawliid Cabdi, ayaa BBC-da u sheegay in Yoonis lagu helay denbi uu ku tilmaamay -khalkhal gelin nabadgelyada iyo faafin warar been abuur ah.

Maxkamaddu waxay amartay in xabsiga laga sii daayo, Maxamed Sidiiq Cabdillaahi, oo ah gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga mucaaridka ee Waddani oo mar lala xidhay Yoonis Axmed Yoonis laba bilood ka hor.

Hase-yeeshee xeer ilaanta ayaa rafcaan ka qaadatay sii daynta Maxamed Sidiiq, oo xabsigii ayaa lagu celiyay.

Xoghayaha Guud ee Xisbiga mucaaridka ee Waddani, Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa ku tilmaamay xadhiga madaxdaasi mid sharci-darro ah oo cadaaladda ka fog oo siyaasadeed.

Wuxuu sheegay in iyagoo gudanayay shaqadoodii mucaardnimo oo dhaliilo jeedinayay la xidhay labadan sarkaal.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews