Maxkamadda Hargeysa Oo 3 Sanno Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay Abwaan Naciima Qorane

0
1

Hargeysa (Hubaal) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta ku xukuntay abwaan Naciima Axmed Ibraahim saddex sanadood oo xadhig ah.

Hadal la sheegay inay jeedisay iyada oo joogta Muqdisho. Sida ku qoran xaashida eedda hadalka lagu haysto Naciima waxay ku tilmaantay xeer-ilaalintu mid ku ah “ceebayn iyo canbarayn qaranka.”

DAAWO: Garsooraha Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Xukunka Niciima Ku Dhawaaqaya:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here