Maxkamadda Sare Oo Xukun Ka Soo Saartay Kursigii Golaha Wakiiladdda Ee Is Qabqabsigiisu Soo Jiitamay.

0
1

Hargeysa(Hubaal) Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  ka gar naqday dacwadii ay isku haysteen Xuseen Axmed Caydiid iyo Maxamed Muuse Abees, kuwaas oo isku haystay kursigii uu dhawaan alla hawnaxariisto ee uu ka baxay marxuun Ibraahim Kacaan, kaas oo muran badan ka dhashay Xildhibaankii soo buuxin lahaa kursiga.

Maxkamadda sare ayaa go’aan ka soo saaray xildhibaanka xaqa u leh inuu buuxiyo kursiga ka banaanaday Golaha Wakiiladda Somaliland, waxaana loo xukumay inuu buuxiyo kursigaas Mudane Xuseen Axmed Caydiid.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here