HUBAALMEDIA.COM
Mid Ka Mid Amiirada Boqortoyada Sacuudi Carabiya Oo Xukun Dil Ah Lagu Fuliyay
October 19, 2016 - Written by Mustafe Faro

qoorgoyn

Makah: (Hubaal)-Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa xukun qisaas ah lagu fuliyay mid kamid ah Amiirada qoyska reer Boqor kadib markii uu dil geystey.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalkaasi ayaa lagu sheegay in dorraad xukun dil ah lagu fuliyey Amiir Turki Bin Sacuud Al-kabiir, kadib, markii lagu helay inuu Nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabi jirey Caadil Bin Suleymaan Bin C/kariim Al-muxaymad ku dilay duleeda Caasimadda dalkaasi ee Riyaadh.

Xukunkaasi waxaa lagu ansixiyey wareegto ka soo baxday Boqortooyadda Sacuudiga, kadib, markii ay qoyska Marxuumka la dilay diideen inay qaataan Lacag Magdhow ama Diyo ahayd.

Ma kala cadda nooca uu ahaa Xukunka dilka ee lagu fuliyey Amiirkii wax dilay, inkastoo inta badan Sacuudiga xukunka dilka lagu fuliyo in Gacan-ku-dhiiglaha seef looga jaray qoorta iyo in la toogtay.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews