HUBAALMEDIA.COM
Mooshin Ka Dhan Kelmadda DHAQAN-CELIS
May 24, 2017 - Written by Mustafe Faro

 

Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc takoor ah. Taas oo ay aalaaba dhalinyarada qurbaha laga celiyo ee waddankii hooyo loo celiyo si ay dhaqankooda u soo bartaan, ay qaar kala duwan kuu sheegayaan inay kelmaddaa dhibsadeen.

Haddaba, barnaamijka KULANKA GORFAYNTA oo uu soo saare ka yahay Cabdishakuur X. Muxumed Muuse (Heersare), ayaa tobadaadkan wuxuu ku soo qaatay fal-celinta ka soo noqotay kelmadda DHAQAN-CELIS iyo haddii ba la is yidhaa ha beddelo waxa lagu beddeli karo. Waxaana su’aalaha uu hordhigay macalin Jamaal Axmed oo muddo ku noolaa dalka Norway gaar ahaan Oslo.

Jamaal Iyo Cabdishakur Heersare

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews