Mucaaradka Somaliland Oo Ku Heshiiyay Dabagalka Dawladdaha Hoose

0
21

Hargeysa (Hubaal) labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID ayaa isku raacay guddi ay si wadajir ugu saareen, dabagalka dawladdaha hoose, kuwaasi oo warbixinno la wadaagi doona shacabka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here