HUBAALMEDIA.COM
Mudane Katirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Sheegay Inay Dalbanayaan Mudaharaad Lagaga Cabanaayo Nolosha Sii Adkaanaysa
May 9, 2017 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa(Hubaal)-Cabdirisaaq khaliif oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku dhawaaqay inay dalban doonaan mudaharaad salmi ah oo dhibaatooyinka shacbiga soo waajahay ay ku muujinayaan.

naasir cali shire

Sida oo kale waxa uu Cabdirisaaq Khaliif sheegay inay gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka u gudbiyeen warqad cabasho ah oo ka dhan ah wasaarada arimaha gudaha iyo booliska dalka oo ka joojiyay xaflado ay qabsanayeen. waxaana uu arimahan ka sheegay barnaamij uu ku waraystay tilifishanka Kalsantv, waxaana isaga oo arimahan kaga hadlaaya uu yidhi “Waxaanu u gudbinaynaa wasaarada arimaha gudaha mudaharaad salmi ah oo lagaga cabnaayo dhibaatadan baahday ee dadka haysata abaar,sicir barar,maamulxumo  ama dhawaaqyada soo baxaaya ha noqotee ay ka mid ka yihiin in musuq maasuq baahay uu jiro, waanu ka dalban doonaa, laakiin arimaha aanu aadka ugu cabanay ee khuseeyay wasaarada arimaha gudaha iyo taliska boolisku waxay ahaayeen in la joojiyay xaflado ay lahaayeen xisbigu waxaanu u gudbinay guddoomiyaha maxkamada sare; aad ayaanu runtiina ugu mahadnaqaynaa iyo maxkamadaha dalkaba waxaanuna is leenahay waa meesha ka bad qabta haykalka idiin dhisan, waa uu naga qabtay warqadii waxaanu nagu yidhi waanu idiin soo jawaabaynaa, anagana degdeg naguma jiro oo waanu sugaynaa.”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews