Muuse Biixi Iyo Mustafe Cagjar Maxay Iskula Qaateen Kulankoodii 1-aad oo Wajaale ka dhacay

0
1

Wajaale(Hubaal):- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Muuse Biixi Cabdi iyo Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa maanta kulankoodii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Wajaale oo ku taalla Xadka ay wadaagaan dalalka Somaliland iyo Itoobiya, waxaanay ka wadahadleen arrimo kala duwan.

Madaxweynaha Kililka 5aad oo ka hadlay kulanka dhiggiisa Somaliland

Madaxweynaha JSL Oo la hadlay shacbiga DDS Itoobiya

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here