Muxuu Xisbiga Waddani U Qaadacay Kulankii Xisbiyada Iyo Xukuumada?

0
1

Faysal Cali Waraabe oo xisbiga Waddani Ku eedeeyay doorasho diid

Hargeysa (Hubaal)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qaadacay kulankii saddexda Xisbi qaran iyo Xukuumada uga socday magaalada Hargeysa, ee qabsoomida doorashooyinka wakiillada iyo golaha deegaanka.

Daawo shirka jaraa’id ee Xisbiga Waddani kaga hadlay arrintan:

Dhinaca Kale Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Xisbiga Waddani ku eedeyey in ay wataan ajande aan Somaliland ahayn, isla markaana aannay doonaynin in Doorosho dhacdo.

Daawo Faysal Cali-waraabe oo Eedeeyay xisbiga Waddani:

SHARE
Article horeProf. Cabdi Cali Oo Gudbiyey Dacwad Ka Dhan Ah Xisbiga Kulmiye
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here