HUBAALMEDIA.COM
Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Loo Ballansan Yahay In Maanta Lagu Dhawaaqo
August 11, 2016 - Written by Mustafe Faro

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay

wasiirka-waxbarshada-somaliland(1)(1)Hargeysa (Hubaal):-wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane ayaa  shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay safar uu ugu maqnaa wadanka Itoobiya. Wasiirka waxbarashada ayaa markii uu dalka ku soo laabtay aan ka hadal  safarkiisa balse Afhayeenka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan ayaa  xalay Wargeyska HUBAAL u sheegay in   ujeedada safarka wasiirku ay la xidhiidhay  sidii uu dalka Itoobiya ugu dooni  lahaa deeq waxbarasho oo la siiyo ardayda sanadkan ka soo baxaysa dugsiyada sare ee dalka, waxaanu sheegay inay wasiirka weheliyeen xubno ay ka mid ahaayeen agaasimaha tacliinta sare ee wasaarada Yuusuf Axmed Cali, la taliyaha wasiirka Jaamac Cumar Axmed iyo aqoonyahan Cabdilaahi Maxamed Xirsi oo ka mid ah madaxda hay’addaha caalamiga ah ee la shaqeeya wasaarada. Dhinaca kale Afhayeenka wasaarada waxbarashadu waxa uu sheegay in  maanta  ay wasaarada iyo xafiiska imtixaanaadka qaranku si rasmiya ugu dhawaaqi doonaan natiijada imtixaanaadka dugsiyada hoose dhexe iyo sare ee dalka, kuwaas oo natiijadooda la sugayey mudooyinkii ugu danbeeyey.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews