Nuxurka Iscasilaad Uu Ku Dhawaaqay Guddoomiyihii Ololihii Doorashada Madaxtooyada Ee Xisbiga WADDANI

0
1

 

Hargeysa (Hubbaal) –  Guddoomiyihii ololaha Doorashada Madaxtooyada xiligii doorashada ee xisbiga waddani Ee gobolka maroodi jeex Cabdirasaaq Ismaciil Kildhi ayaa sheegay in uu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xisbiga wadani Iyo Xubinnimadiiba.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here