HUBAALMEDIA.COM
Nuxurka Qoraal Digniin iyo Kalsooni Isugu Jira Oo Ay Guddida Caddaaladda Somaliland Soo Saartay
September 12, 2016 - Written by admin

“Guddida Caddaaladda Iyo Maxkamada Sare Ee JSL Waxay Xusuusinayaan Bulsha Weynta Somaliland In Soomaalidu Ku Maah Maahdo…. Shaqada Hay’adduna   Ay Tahay…”

 

Hargeysa (Hubaal)- Qoraal ay soo saareen guddida Caddaaladda Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Maxakamadda sare ayaa shacabka Somaliland waxa ay ugu baaqeeen in ay ku kalsoonaadaan  cadaaladda iyo go’aamada ka soo baxa Maxakamaddaha sidoo kale waxa ay warbaahinta uga digeen  in la fara galiyo dacwadaha socda ee aan wali garnaqoodu dhamaan.

Guddida caddaaladda iyo maxkamada sare ee JSL waxay xusuusinayaan bulsha weynta Jamhuuriyadda Somaliland in shaqada hay’addu garsoorku ay tahay Garnaq, soomaaliduna waxay ku maah maahda “Gari Laba Nin Kama Wada Qosliso” sidaas awgeed dadweynaha aanu adeega u hayno waxaanu u soo jeedinaynaa  inay ku qancaan go,aanada ka soo baxa garsoorka, xaqoodana ay ku raadsadaan dariiq sharci ah. Waxa kale oo aanu uga digaynaa dadweynaha in hay’adda  garsoorka laga aflagaadeeyo warbaahinta kala duwan, cidii ku kacdana lala tiigsan doono sharciga, gaar ahaa dadka u shaqeeya hay’addaha qaranka iyaga oo isticmaalaya  masuuliyadii ay u hayeen qaranka JSL. Waxa kale oo aanu uga digaynaa dadweynaha iyo warbaahinta kala duwanba in la fara galiyo dacwadaha socda ee aan wali garnaqoodu dhamaan.Dib u habaynta garsoorka iyo guud ahaan cadaaladu way soconaysaa waana qorshe dhaqan galay oo laga soo dhaweeyey dhamaan daafaha dalka oo dhan, hogaanka garsoorkuna waxa uu dagaal kula jiraa dhamaan caadooyinka xun xun inay ka dhex shaqeeyaan garsoorka dhexdiisa sida musuq maasuqa, laaluushka, eexda, qabyaalada iyo dhamaan shaqo xumida. Ugu danbayn garsoor cadaalad ku dhisani waa laf dhabarta umad kasta oo doonaysa inay ku noolaato nabad, barwaaqo iyo horu mar waara.”

guddoomiyaha-maxkamada-sare-aadan-xaaji-cali

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews