HUBAALMEDIA.COM
Odoros Male-Awaalka Muuse Biixi Madaxweyne Ah. -Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham Qaybtii 2aad
May 17, 2017 - Written by Mustafe Faro
  1. Faro-gelin toos ah iyo mid dadbadan golaha deegaanka in uu ku sameyn doono waan qabaa.
  2. Go’aan rasmi ah kama qaadan qof ahaan kama gaadhin in uu yahay qof Aar-goosta iyo qof cafiska jecel taasi oo macne badan ii samayn lahayd wax badan oo kale na aan ka sii odorasi lahaa. Sidaa awgeed, taas waxa aan u dhaafayaa cid kale oo Odorasi karta oo wax uga baxsan yihiin?
  3. Qoyskiisa iyo reerkiisa “Reer-samatar” Ma filayo in uu siin doono fursad ay talada ugu dhex milmimaan.
  4. Qabyaaladdu in ay sii kobocdo waan filayaa.
  5. Shirkadaha ganacsi ee Magacyada qabiilka huwan, hab-qabiil iyo hab nidaam ganacsi mid uun buu kala dhaqmi doonaa, oo way ka soo dhaqaaqi doonaan candhada dhexe ee hadda ay taagan yihiin.
  6. Koox diineedka Salafiyiinta, in uu aad ugu dhowaado ayay u badan tahay. Ma filayo in uu kooxda Qaadiriyada la yidhaa albaabada u furi doono.
  7. Dad badan oo abaal u galay, haddii uu kursiga ku guulaysto jidhka madaxtoonyada ayay ku kala weecan doonaan.
  8. Golahiisa wasiirradu qaar sida shimbiraha koox koox u wada duula ma noqon doonaan.
  9. Qaab hadalkiisa kakani wuxu keeni doonaa in ay sannadaha hore ay kooxo badan iska hor yimaaddaan.
  10. Dawladda Ethiopia wuxu ku dedaali doonaa, in uu “Deeqdaha Tacliinta Sare” ka kordhiyo inta ay hadda Somaliland siiyaan.
  11. Wuxu u fikiri doonaa, heer gobol “Geeska Africa”
  12. Askar aad u tiro badan oo hubaysan ayaa barbaryaaci doonta, jidadkana waa loo xidhi doonaa marka uu soo baxayo.
  13. Hab-maamuuska “Protocol” in aad luugu saluugo ayaan filayaa.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews