Oodweyne: Madaxweyne Biixi Oo Dhagax dhigay Mashaariic Waa-weyn kuwa kalena Xadhiga Ka jaray

0
2

Oodweyne (Hubaal) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Buundo weyn oo  duleedka Oodweyne ku taalla, isaga oo dhagax-dhigay Riig-biyood cusub oo biyo lagaga baadhi doona duleedka Oodweyne, kuwaas oo kamid ah tallaabooyinka horumarineed iyo dedaallada ay xukuumaddu ugu jirto inay biyo ku filan ugu raadiso dakka iyo duunyada ku dhaqan gobolka Daad-madheedh.

Madaxweynaha & weftigiisa oo Si Ballaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oodweyne

SHARE
Article horeMadaxweynaha & weftigiisa oo Si Ballaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oodweyne
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here