Puntland Oo Colaad Hor Leh Abaabulaysa + Aagga Tuka-Raq Oo Geysay Ciidan-beeleed Ay Kasoo Ururisay gobolka Sool

0
1

Hargeysa (Hubaal) Maamul-gobolleedka Puntland ayaa ku hawlan hurinta collaad ay ka dhex samayso guddaha Somaliland, waxaanay maanta aagga hore ee fadhiisinta u ah ciidanka qaranka JSL, keentay ciidan-beeleed ay kasoo ururisay gobolka Sool ee Somaliland.

Arrintan ayaa keeni karta isku-dhacyo khasaare balaadhan geysta oo ka markale ka dhaca aagga laysku hor fadhiyo.

DAAWO:

Maamul-gobolleedka Puntland ayaa tiroba dhawrjeer ka dhaga adaygay baaqaq lagu doonayo in xasiloonida lagu soo celiya deegaanka Tuka-raq, waxaanay ku dhawaaqeen inaanay joojin doonin dagaalka ay kula jirto Ciidanka Somaliland ee ku sugan aaggaasi.

SHARE
Article horeWararkii U Dambeeyey Ee Khasaaraha Ka Dhashay Duufaan Ku Dhufatay Sallaxley
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here