HUBAALMEDIA.COM
Puntland Oo Shaacisay Magacyada Shan Xubnood Oo Ay Ku Sheegtay Maskaxdii Qorsheysay Qaraxii Gaalkacayo
August 31, 2016 - Written by Mustafe Faro

Gudaha Ka Akhri: Magacyada, Da’da Iyo Beellaha Ay Kasoo Jeedaan Shantan Xubnood Oo Ay Puntland Ku Sifeysay Dhagar-qabeyaal2016830636081376263164540Bandhig_Puntland

Garoowe (Hubaal/Hiiraan) — Maamul-gobolleedka Bariga Soomaaliya Ee Puntland, ayaa maalintii shalay soo bandhigay  magacyada shan xubnood oo kamid ahaa kooxo ay sheegeen in ay ka dembeeyeen qaraxyadii dhiig badan daadiyey ee laba toddobaad ka hor ka dhacay magaallada Gaal-kacayo ee gobolka Mudug.  Xubnahan ayaa Maamulka Puntland sheegay in baadhitaan dheer oo ay hay’adahooda Ammaanku ku baadhayeen ciddii ka dembeysay ama ku lug lahayd qaraxaasi kadib ay ku xaqiijiyeen in shantan xubnood oo ay magacyadooda iyo deegaannada ay ka soo kala jeedaanba shaaciyeen ahaayeen maskaxdii hagaysay sidii qaraxu u fuli lahaa, hase yeeshee     Waxaa  uu maamulka Puntland ka codsaday dadweynaha deegaanku in ay hay’adaha ammaanka kala shaqeeyaan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa xubnahan oo ay tilmaameen in ay Alshabaab u qaabilsanaayeen gobolkaas.  War qoraal ah oo lagu faafiyey barta internetka ee Hiiraan Online oo Wargeyska HUBAAL ka soo xigtay warkan ayaa lagu shaaciyey magacyada, da’da iyo weliba deegaannada ay beel ahaan u dhasheen shantan xubnood, kuwaas oo kala ahaa sida tan:

  1. Maxamed Nuur Jaamac ama Bashiir Maxamed Nuur oo loo yaqaano “BINU MAXAMED” Da’diisa: 40-45 sanno jir. Ku dhashay Gaalkacyo. una dhashay Beesha [Majeerteen], [Jilibka] Cumar Maxamuud, [Jufada] Reer Mahad. Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada Al-shabaab ee Gobollada Puntland.
  2. Nuur Maxamed Cabdillaahi ama Nuur Cabdillaahi Diini oo loo yaqaano “NUUR DEEQ” Da’diisa: 45 sanno jir. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: [Hawiye], [Jilibka] Sacad, [Jufada] Reer Hilowle. Shaqadiisa: Madaxa Qaraxyada iyo Dilalka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.
  3. Cabdulqaadi Xaaji Yuusuf, Ku dhashay: Gobolka Mudug. Beeshiisa: Dir/ Qubeys.
  4. Cabdishakuur Mire. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: Sacad/ Reer Nimcaale.
  5. Muxiyadiin Dakharre. Ku dhashay: Koonfurta Gaalkacyo. Beeshiisa: Sacad / Reer Hilowle.

Sidoo kale, Waxaanu warbixinta lagu soo gudbiyay  magaca qofkii isku qarxiyey xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo 21-kii August, 2016-ka, kaasoo gaadhigii qaraxa geystay oo noociisu ahaa Noaha watay. Ninkan ayaa isagana warbixintu ay magaciisa ku sheegtay: Cabdillaahi-Fanax,   Da’diisa: 22 Sanno jir. Ku dhashay Ceel-waaq , Beeshiisa: Marreexaan/ Uur-midig.

Sida laga warqabao qaraxan oo Falkaas oo lala beegsaday  xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo 21-kii August, 2016-ka ayaa  ay naftooda ku waayeen dad badan, isla markaana ay hanti tiro badan ku burburtay, waxaana mas’uuliyadiisa sheegatay kooxda alshabaab.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews