Qaar Kamid Ah Mudaneyaashii Taabacsanaa Xil. Cabdiraxmaan Talyanle Oo Caawa Farriin Goodi Ah Warbaahinta Ugu Dhiibay   Baashe M. Cadde

0
334

HALKAN KA DAAWO: Qaar Kamid Ah Mudaneyaashii Taabacsanaa Xil. Cabdiraxmaan Talyanle Oo Caawa Farriin Goodi Ah Warbaahinta Ugu Dhiibay   Baashe M. Cadde

 

 

Xildhibaannadani Waxay Ka Digeen Cidhib-xumo Ay Sheegeen In Laga Dhaxli Doono Fadhiga Maanta Oo Axad Ah Uu Goluhu Yeellan Doono, haddii Sida Ay Doonayaan Aan La YEelin

 

HArgweysa (Hubaal) – Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanadii u codeeyey Cabdiraxmaan Maxamed Talnyale doorashadii Guddoomiyaha Golaha wakiilada ee Muranku ka dhashay, ayaa ka digay fadhiga uu golaha wakiiladu u ballansan yahay in lagu doorto guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi, waxaanay sheegeen in aan weli la xallin khilaafkii ka dhashay doorashadii guddoomiyaha oo ay wada hadalladii kaga bexeen dhinac baashe. Xildhibaanada oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargeysa, ayaa ku hanjabay in ay fadhiga goluhu u ballan san yahay keeni doonaan Cabdiraxmaan Talyanle, isla markaan wixii dhib ah ee halkaasi ka dhacda uu masuul ka noqon doono Baashe Maxamed Faarax.

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here