HUBAALMEDIA.COM
Ra’isal Wasaaraha Israa’il Oo Ku Soo Gabo Gabeeyay Dalka Ethiopia Socdaal Taariikhi Ah Oo Uu Ku Marayay Waddamo Ku Yaalla Bariga Qaaradda Africa
July 7, 2016 - Written by Mustafe Faro

Waa Booqashadii Koowaad inta la Og yahay ee Ra’iisal Wasaare Israa’iI ka socdaa uu ku Yimaado Qaarada Africa

Addis Ababa (Hubaal):- Ra’iisal wasaareha Isra’iil Mr, Benjamin Netanyahu oo booqasha ku jooga dalka Ethiopia ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal wasaareha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn taas oo lagaga hadlayo xidhiidhka saaxiibtinimo ee u dhaxeeya labada wadan.

Kulankan ayaa waxa kale oo lagaga hadlayaa xidhiidhka ganacsi ee u dhaxeeya labada wadan iyo la dagaalanka Argagixisada.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, left, and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Dessalegn speak during a joint press conference in Addis Ababa, Ethiopia, Thursday, July 7, 2016. Netanyahu is on one day state visit to Ethiopia. (AP Photo/Mulugeta Ayene)

Ambassadorka Israeli u fadhiya Waddanka Ethiopia Belaynesh Zevadia oo la hadlay Wakaalada Wararka Ethiopia ayaa sheegay in Ra’isal Wasaaraha Israeli Netanyahu uu gacan ka siin doono Sidii Ethiopia uu uga caawin lahaa dhinacyada Tiknoolajiyada,Sayniska iyo Beeraha,Waxaanu Safiirku intaas ku daray in Booqashada Ra’isal Wasaaraha Israeli ay Weheliyaan ilaa 60 ka Mid ah Kambaniyada Waaweyn ee Wax soo saar ee dalkaasi Kuwaas oo Indho indhaynaya Sidii ay Maalgashi iyo Suuq Cusub ula yeelan lahaayeen dalka Ethiopia Taas oo Kor u qaadi doonta ayuu Yidhi Xidhiidhka Labada dal Isla markaana ay Qalinka ku duugi doonaan Heshiisyo Iskaashi oo ku saabsan dhinacyada Ganacsiga iyo Maalgashiga.

Ra’isal Wasaaraha Israeli Netanyahu Wuxuu booqday Madxafka Qadiimiga ah ee Waddanka Ethiopia.

Ra’iisal wasaareha Isra’iil Natanyahu ayaa booqashadiisa uu ku marayo gobolka geeska Afrika waxa uu ku tagay waddamo ay ka mid yihiin Uganda, Rwanda, Kenya iyo Itoobiya.

Waana Booqashadii Koowaad inta la Og yahay ee Ra’isal Wasaare Israa’iI ka socdaa uu ku Yimaado Qaarada Africa.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews