Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Miis Isugu Keenay Hoggaamiyeyaasha 81 Xisbi Mucaarid Oo Dalkaas Ka Jira

0
1

Wakaaladda Wararka Ee Itoobiya oo Baahisay Qoddob Lagaga Wada-xaajooday Kulanka uu Abby Ahmed La Qaatay Hoggaamiyeyaashan

 

Addis ababa(Hubaal)- Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shalay la shiray 81 hoggaamiye ee xisbiyada mucaaridka dalkaasi, kuwaasi oo qaarkood ay Itoobiya dib ugu soo noqdeen markii ay muddo dibadda ku noolaayeen. Siday werisay wakaallada Itoobiya ee ENA, waxa kulanka uu Ra’iisul-wasaare Abiy Axmed la shiray ay ka wada hadleen dib u habaynta iyo isbeddelka dalkaas ka dhacay, gaar ahaan sidii loo hirgelin lahaa nidaamka  dimuqraadiyada Itoobiya. Warku wuxuu intaas ku daray in Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya uu kala xaajooday hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaridka  dib u habaynta xeerarka doorashooyinka iyo sidii doorashooyinka waddankaasi u noqon lahaayeen qaar u qabsooma si xor iyo xalaal ah.

Madaxweyne Muuse Biixi, waxa uu bogaadiyey cidkasta oo kaalinka geysatay casriyeynta iyo ballaadhinta Cusbitaalka, isaga oo si gaar ahna farriin ugu diray guud ahaan dadka reer Sanaag ee aqoonta caafimaad bartay, waxana uu yidhi,

SHARE
Article horeGuddoomiyaha TELESOM oo Shalay Dalka Kusoo Guryo-noqday & Labeenta Bulshada Oo aan u kala hadhin Soo-dhawayntiisa
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here