HUBAALMEDIA.COM
Reysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya Gar. Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo Shaaciyey Bilowga Qorshe Kaga Midho-dhalinayso Qoddobada Shirkii London
May 24, 2017 - Written by Mustafe Faro

Reysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya Gar. Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo Shaaciyey  Bilowga Qorshe Kaga Midho-dhalinayso Qoddobada Shirkii London

Muqdisho (Hubaal)- Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilaabayaan qorshe  gundhig u ah sidii looga midho dhalin lahaa qoddobadii dhawaan laga soo saaray shirkii muhiimka ahaa ee lagu qabtay magaaallada London.

Reysal-wasaare ku xigeenka dawladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya Garyaqaan Mahdi Maxamuud Guulleed (Khadar) oo isagu xubin ka ahaa weftigii dawladda dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ee shirka ka qayb galay ayaa maanta oo Arbaca ahayd shaaca ka qaaday in iyaga oo kaashanaya beesha caalamka ay bilaabayaan hawlgal lagu dersayo sdiii loo fulin lahaa qoddobadii shirkaasi ka soo baxay.

Reysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo  u warramay barnaamijka Tubta Nabadda ee ay soo saarto xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa sheegay in dawladdiisa oo kaashanaysa wefti heer caalami ah oo ka socda caalamku ay dersayaan dhawaan qorshaha lagu fulinayo qoddobadii lagu soo saxeexay shirka London ka dhacay bishan 11keedii.

Ra’isal wasaare ku xigeenka waxa uu xusay in qorshe howleedka iyo qaabka loo fulin doono dhammaan heshiisyadii lagu soo saxiixay London ay dowladda dajisay.

Mar uu ka hadlaayey Qorshaha Horumarinta Qaranka, waxa uu tilmaamay in uu ka kooban yahay dhowr iyo toban cutub, oo dhamaantood ka hadlaaya wax ka qabashada horumarka bulshadeed, amniga, ismaamul wanaagga, dhaqan dhaqaale, waxbarashada, caafimaadka, kaabayaasha dhaqaalah iyo qodob kale oo muhiim ah.

Warbixin ku saabsan xogwaranka Garyaqaan Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), reysal wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya si aad uga bogato kaga hoos:

Mahdi

Hassan H. Keefkeef

Hubaal Editor in chief

 

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews