Sacad Cali Shire Oo Baarlamaanka Uga Warbixiyey Heshiiska Dekkeda Berbera Iyo Su’aalo Laga Weydiiyay

0
32

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo maanta hortegay golaha Baarlamaanka ayaa mudanayaasha  labada aqal  siiyay warbixin daaran heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dawladda Somaliland, dawladda Itoobiya iyo shirkadda DP World kuwada saxeexdeen magaaladda Dubia.

Warbixintaasi kadib waxaa mudanayaashu su’aallo waydiiyeen wasiirka.

DAAWO:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here