HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL Channel: Salaad Cali Jeelle Oo Isku Sifeeyey Laandheeraha Koowaad Ee Jufadiisa, Khudbad Jaanta La Wadhayna Ka Jeediyey Muqdisho
September 5, 2016 - Written by admin

“Sidaan Anigu Isu Haysto Waxaan Ahay Laandheeraha Koowaad Ee Jufada Aan Ka Dhashay, Haddana Dhibanne Ayaanu Nahay”

HUBAAL Channel KA DAAWO  Salaad Cali Jeelle Oo Khudbad Jaanta La Wadhay Ka Jeediyey Muqdisho, Iskuna Sifeeyey Laandheeraha Koowaad Ee Jufada Uu Ka Dhashay

“Musuqmaasuqu Bani Aadamka ayuu ka bilaabmaa, Tusaalle ahaanna Caddaalad-darrada Waagan {Xilligan} inna soo wajahaysa ee Mustaqbalka innagu soo socota waxaa ka mid ah…”

++++++++

“NGO-yadu dadka laga tirada badan yahay ayaa ay gacan siiyaan [laakiin] Horta Ogaada sideedaba Mashruuc hadduu yimaado laguma kala laandheeraysana. Haddiise aad Gaalada u tagto waxa ku leedahay Qof Qaxoonti Is Qoraya oo ABGAAL baan ahay Odhanayaa ma jiro, [Aniguna] Haddii Aan Maanta Baxo oo Aan Idhaahdo Qaxoonti Baan [Qurbaha Ka] Rabaa, ma Jiro Cid I Siinaysaa, WAayo…”

+++++++++

“Sidaan Anigu Isu Haysto Waxaan Ahay Laandheeraha Koowaad Ee Jufada Aan Ka Dhashay, Haddana Oday Aanu Meel Geysanno [Oo aanu dawladda ku darsanaa ma jiro’e] wixii la soo go’aamiyo uun baanu qaadanayaa, Markaa dee Annagaa Dhibanne ahe Waxaa la rabaa in aad sidaas ogaataan”

“Tuugannimada dalka Ka Jirta waxaa u Aabo Ah Madaxweynaha Hadda Jooga Oo Habeenkii la doorannayay Ayaa Lacag $5 Milyan Oo Baroobo Ahayd ayaa  Faarax Cabdiqaadir Ka Soo Qaaday QADAR oo la bixinayay,  Shantaas Milyan Baa Loogu Coddeeyey” 

Si Fiican U Daawo: Hoggaamiyeha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada Ee  Muqdisho Salaad Cali Jeelle Oo Khudbad Ka Qoslisay Martidii Dhegeysanayay Ka Jeediyey Muqdisho+Qoddobo Musuqmaasuq iyo Cadaallad darro u badan ku Eedeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Hoggaamiyeha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada Ee Muqdisho Salaad Cali Jeelle

Hoggaamiyeha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyada Ee Muqdisho Salaad Cali Jeelle

 

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews