HUBAALMEDIA.COM
“Saldannadu Kuma Noolla Siyaasiga Ee Siyaasiga Ayaa Ku Nool Saldannada, Dhegta Haddii La Jarana Daloolka Ayaa Hadha”
July 22, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

“Annagu Ma Nihin Saldannad Cusub Ee Illaa Turkigii Iyo Ingiriiskii Ayaanu Wax Kala Qoraney, Reerkana Waxa Horfadhiyaa Waa Suldaanka” – Suld. Xasan Suld. Cabdillaahi Suld. Cabdiraxmaansuldaan xasan

Hargeysa, (Hubaal)- Suldanka Guud ee beellaha Suber Awal Suldaan Xasan Suldaan C/llaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa naqdiyey sifooyinka ay waqtigan ku dhaqmaan siyaasiyiinta dalkani, kuwaas oo uu sheegay in aanay waxba iskaga tiring shacbiga ay codkooda metallaan. Suldaan Xasan oo maalintii Arbacadii hadal ka jeediyey madal lagu caleemo saarayay suldaan cusub oo ku soo kordhay saaxadda madax dhaqameedka dalka, kaasi oo lagu qabtay tuullada Qoton-dabo  oo ka tirsan degmada Sabowanaag ee gobolkan Maroodijeex waxaa uu sheegay in saldannada uu isagu ka soo jeedo ee Subeer Awal aanay ahayn mid ugub ah, balse ay waqti fog soo telin jirtay  “ Ma Nihin Sadalad Cusub Ee Turkigii iyo Ingiriis Ayaanu wax kala qoraney.dawladihii kala dambeeyay ee Soomaaliya iyo Somaliland ayey Salaadiintu hor fadhiisanayeen. Siyaasigu waa inankayagii sheekhu waa innankayagii. Reerka waxa hor fadhiyaa waa Suldaan. Sadaladu kuma noola siyaasiga, Siyaasiga ayaa ku nool Sadalada.” Suldaan Xasan wuxuu intaa ku daray oo uu yidhi,  “Siyaasiyiinta sabankan      Agaasimaha iyo Suldaanka qaar baan kala garaneyn. Siddii berigii dhaweyd, anigoo ah Suldaan Xasan igu dhacday ee  markii ay sidii Agaasimeyaasha yidhaahdeen xilkii waanu ka qaadnay. Dhegta haddii la jaro daloolka ayaa hadha, mar walba anaga ayaa ka dambaynayna.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews