SALLAXLEY: Wasiirka Maalliyada Iyo Wefti  Xukuumadda Ka Socda Oo Dhagax-dhigay Biyo-xidheen Baaxad Leh Oo  Laga Hirgeliyey Deegaanka Kala-gooye  

0
1

SALLAXLEY: Wasiirka Maalliyada Iyo Wefti  Xukuumadda Ka Socda Oo Dhagax-dhigay Biyo-xidheen Baaxad Leh Oo  Laga Hirgeliyey Deegaanka Kala-gooye

Sallaxley (Hubaal) – Xukuumadda Somaliland, ayaa Dhaam-biyood ka hirgelinaysa Deegaanka Kala-gooye oo ka mid ah Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex.

DhaamkaN  oo haddii uu hirgelo ay ka faa’idaysan doonaan Dadka halkaa ku dhaqan, ayaa waxa shaacintiisa Maanta halkaa u tagay Xubno ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta deegaanka Sallaxley iyo Xubno kale.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

 


A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here