Samsam Cabdi Aadan: Macquul Maaha $ 80 Milyan Oo Deyn Ah

0
1

Hargeysa (Hubaal) Wasiirkii Maaliyadda Ee Xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ayaa qeyru Macquul Ku Tilmaantay lacagta Deynta ah ee guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada soo bandhigay in xukuumadda madaxwene Biixi ka dhaxashay xukuumaddii ka horaysay ee uu gadhwadeenka ka ahaa Axmed Siilaanyo.

DAAWO:

Wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hortegay guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada, waxaana ay ka wadahadleen xisaab-xidhka miisaaniyaddii sanadkii 2017.

DAAWO:

Guddoomiyaha guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa soo bandhigay deyn $ 80 Milyan ah oo xukuumadda Biixi la daalaadhacayso

SHARE
Article horeWaa Imisa Deynta Xukuumadda Biixi Kala Wareegtay Xukuumaddii Siilaanyo?
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here