SAWIR WAR AH

0
34

Farshaxanka Aamiin Caamir, ayaa Sawir kartoon ku muujiyay Siyaasadda Somaliland iyo hanaanka ay u socoto. Siyaasadda u dhexaysa dhinacyada doorashada ku muransan ee kala ah Xukumadda, labada xisbi Mucaarad iyo guurtida ayuu ku misaalay ciyaar.

Amin Arts ayaa Madaxweyne Siilaanyo oo ciyaarta ka ah Gool haye ka dhigay qof hurda, halka Guddoomiye Cirro yahay mid kubadda Laadaya, Faysal Cali Waraabena meel garoonka ka baxsan ka taageerayo Cirro, balse guurtida oo Siidhi wade ka ahi ciyaarta hakisay.

sawir waraysan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here