“Saxafadii Somaliland Laba Ayey U Kala Jabeen Waana Ay Is Haystaan ” Faysal Cali Waraabe

0
171

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng. Feysal Cali Waraabe oo maanta ka qaybgalay shirweynaha 6aad ee suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa sheegay in Saxaafadii laba ukala qaybsantay, isla markaana ay ishaystaan.

Sidoo Kale waxa uu Feysal Ka hadlay arrinta maamulka hawada ee maalmahan taagnayd, waxaana si gaar ah fariin ugu diray madaxweyne Farmaajo.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here